Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaldhalaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid.

Dhaldhalaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn yeelasho (wax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaldhalaal

dhaldhalaalid | halaalac | halalac | halalac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version