Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaliil

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Daldalool iyo iin wax leeyahay.

Dhaliil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Daldalool iyo iin wax leeyihiin sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaliil

naanays | bilis | buri | cambaaree | cillad | dhaliilid | muqaddas | ragrif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version