Dhalleex
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Daymo gees la eego. 2. In yar. 3. Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec¹, jalleec¹.
Dhalleex
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)1. (f.g) Dhinac eegid. 2. (f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec², jalleec².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalleex ↴
dhalleec | dhalleec | dhalleeci | dhalleecid | dhalleecin | dhalleeco | dhalleecsad | dhalleecsasho | dhalleecsi | dhalleecso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg