dhalleexso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Dhinac eegid. 2. Ka dh.: wax ka gaabsasho. ld dhalleecso, jalleecso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalleexso ↴
dhalleecso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld dhalleexso.
dhalleexsasho [m.f.dh]
eeg dhalleexso. ld dhalleecsad, dhalleecsasho, dhalleecsi, dhalleexsa.
jalleecso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Weel iwm qof dhinaciisa u janjeersasho. ld dhalleexso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg