Dhamaajo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed dhirindhirka u eg oo dhacaankiisa bararka lagu daweeyo. ld dhammaajo, dhamoog¹, dhamoojo, dhamooq¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhamaajo ↴
dhamaajee | dhammaajo | dhamoog | dhamoojo | dhamooq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg