Site icon Qaamuus

ereyga

Dhamas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.

Dhamas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhamas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version