Site icon Qaamuus

ereyga

Dhambaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo. 2. Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhambaal

boosto | dhambaalside | dhambaalwade | dhambaalwale | ergo | maayliin | risaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version