Dhambaalside
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)Qof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhambaalside ↴
dhambaalwade | dhambaalwale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg