dhambacaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid dhambacaad u jiifin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambacaadi ↴
dhambacaad [m.l]
ld dhambacaadid.
dhambacaadid [m.f.dh]
eeg dhambacaad². ld dhambacaad¹, dhambacaadis².
dhambacaadin [m.f.dh]
eeg dhambacaadi. ld dhambacaadis¹.
dhambacaadis [m.l]
ld dhambacaadin.
dhambacaadis [m.dh]
ld dhambacaadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg