Site icon Qaamuus

ereyga

Dhambal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey. 2. ld dhambalid.

Dhambal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Raro. 2. Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.

Dhambal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Wax si dherer ah u kala dillaacin. 2. Galley shiidid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhambal

barraaji | dhambalan | dhambalan | dhambalasho | dhambalid | dhambalmid | dhambalnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version