dhambalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax la dhambalay noqosho.
dhambalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la dhambalay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhambalan ↴
dhambalmid [m.f.dh]
eeg dhambalan¹.
dhambalnaan [m.f.dh]
eeg dhambalan². ld dhambalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg