dhammaas
(m.l)Qof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhammaas ↴
xaaluf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Dhul daaq ka dhammaasho.
afartanbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Naag dhashay oo 40 maalmood u dhammaasho. ld afartambax².
dhammaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Dhammaas ahaansho (qof).
dhammaasnaan [m.f.dh]
eeg dhammaasan. ld dhammaasnaansho.
qalowlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
1. Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel) 2. Hilib qalowle ka dhigid.
suul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Wax dhammaasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg