Dhammaystir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax qabyo, lagu ebyo. 1. ld dhammaystirid.
Dhammaystir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax qabyo ah ebyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhammaystir ↴
ebi | ebyan | ebyan | oktet | taamyeel | bog | dabar-ayoon | darajo | degsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg