Site icon Qaamuus

ereyga

Dhan-dabaggaalle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma markakulka badan ee qorraxdu dhulka ku dhaco; wirwir; dhalanteed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhan-dabaggaalle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version