Site icon Qaamuus

ereyga

dhandhemi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld dhadhami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhandhemi

dhadhami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.

dhadhamid [m.f.dh]
eeg dhadhan². ld dhadhemid, dhandhamid, dhandhemid, dhedhemid.

dhandhemid [m.dh]
ld dhadhamid.

dhandhemin [m.dh]
ld dhadhamin.

dhandhemis [m.l]
ld dhadhamin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version