Site icon Qaamuus

ereyga

dhangalaaso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhangalaaso

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version