dhanqalan
(m.l)1. Harraad aad u badan oo qofku hadalka kari waayo. 2. D. ah: qof harraad aad u badani hayo. ld dhankalax¹, dhanqalac¹.
dhanqalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax harraad aad u badani hayo noqosho (qof). ld dhankalax², dhanqalac².
dhanqalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax harraad aad u badani hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhanqalan ↴
dhankalax [m.l]
ld dhanqalan¹.
dhankalax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld dhanqalan².
dhanqalac [m.l]
ld dhanqalan¹.
dhanqalac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld dhanqalan².
dhanqalmid [m.f.dh]
eeg dhanqalan². ld dhankalmid, dhanqalcid.
dhanqalnaan [m.f.dh]
eeg dhanqalan³. ld dhanqalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg