Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaqaaji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax taagan socodsiin. 2. Subag, xayr iwm dhalaalin. 3. Wax meel fog geyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqaaji

barabbax | baraf-dhalaal | buufiye | calool-jilciye | dareeri | dhaqaajin | dhaqaajis | hingo | hinqi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version