Site icon Qaamuus

ereyga

dhaqaalayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Si dhaqaale ah u maamulasho. 2. Wax tashiilid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqaalayso

dhaqaalaysasho [m.f.dh]
eeg dhaqaalayso. ld dhaqaalaysad, dhaqaalaysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version