Dhaqaaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Bilaabidda wax taagani ay socod bilaabaan. ld dhaqaaqid.
Dhaqaaq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqaaq ↴
aakib | aal | ka | unug-dareen-dhaqaaq | unug-maskaxeedka dhaqaaqa | wabaxtaraar | abbaato | bacaad-qaab-bileed | barabbax | baraf-durduro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg