Dhaqaaqil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nafley meel fog ka dhaqdhaqaaqeysa oo aan la sugi karin waxa ay tahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqaaqil ↴
dhaqaaqilyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg