Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaqangal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm. 2. ld dhaqangelid.

Dhaqangal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Sharci, barnaamij iwm hirgelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqangal

dhaqangelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version