Dhaqangeli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Sharci, barnaamij iwm hirgelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqangeli ↴
dhaqangal | dhaqangelid | dhaqangelin | dhaqangelis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg