Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaqanguur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhaqan, dhaqan kale oo ka xoog badan dumiyey. 2. ld dhaqanguurid.

Dhaqanguur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dhaqan bulsho mid kale oo ka xoog badan ku beddelmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqanguur

dhaqanguuri | dhaqanguurid | dhaqanguurin | dhaqanguuris | dhaqanguuris | dhaqanwareeji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version