Dhaqanhabow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhaqan aan xog-ogaan loo ahayn oo bulsho dhaqankeedii hore beddela. 2. ld dhaqanhabaabid.
Dhaqanhabow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-baabay, -baabtay; -baabi)Dhaqan aan xog-ogaal loo ahayn cid ku beermid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqanhabow ↴
dhaqanhabaabi | dhaqanhabaabid | dhaqanhabowsan | dhaqanhabowsanaan | dhaqanhbowsanaansho | dhaqanwareeri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg