Site icon Qaamuus

ereyga

dhaqdhaqso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Degdegid; ku dheerayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqdhaqso

dhaqdhaqsasho [m.f.dh]
eeg dhaqdhaqso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version