Site icon Qaamuus

ereyga

dhaqsasho
(m.f.dh)

eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqsasho

dhakhsasho [m.dh]
ld dhaqsasho.

dhakhsi [m.l]
ld dhaqsasho.

dhaqdhaqsasho [m.f.dh]
eeg dhaqdhaqso.

dhaqsad [m.l]
1. ld dhakhsiinyo, dhakhso¹, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel. 2. ld dhaqsasho. ld dhakhsad.

dhaqsi [m.dh]
ld dhaqsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version