Site icon Qaamuus

ereyga

dhaqsi
(m.dh)

ld dhaqsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaqsi

baraarug [m.l]
1. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah oo arrin loo yeesho. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh oo hurdo looga koco. ld baraarugid.

baraarug [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof iskiis hurdo uga kicid. 2. Si aan caadi ahayn oo dhaqsi leh hurdo ugu kicid. 3. Dareen iyo feejignaan dheeraad ah arrin u yeelasho.

biirqool [m.l]
Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.

biirqool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo baxsho, hab gaar ah xarig ugu xirxirid.

degdeg [m.l]
1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.

degdeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².

dhaqsad [m.l]
1. ld dhakhsiinyo, dhakhso¹, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel. 2. ld dhaqsasho. ld dhakhsad.

dhaqsasho [m.f.dh]
eeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi.

dhaqsiinyo [m.l]
ld dhaqsad (1).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version