Site icon Qaamuus

ereyga

Dhar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.

Dhar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhar

daabac | daabac | saabbuun | saabbuunmadow | saabbuunmaris | saabcaaro | haadaan | baaf | daabece | kaaki |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version