dharaarmaalid
(m.f.dh)eeg dharaarmaal². ld dharaarmaal¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dharaarmaalid ↴
dharaarmaal [m.l]
1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala. 3. ld dharaarmaalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg