Site icon Qaamuus

ereyga

Dhardhaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood. 2. Dhagax weyn oo la qaadi karo. 3. ld dhardhaarid. ld dhadhaar¹.

Dhardhaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Naxash.

Dhardhaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.

Dhardhaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhardhaar

dambasyaal | dhadhaar | dhadhaar | dhadhaarad | dhadhaaran | dhadhaarasho | dhadhaarid | dhadhaarnaan | dhadhaarnaansho | dhadhaaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version