Site icon Qaamuus

ereyga

Dharrooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baqdin weyn oo qofku la jareeyo.

Dharrooc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Baqdin weyn darteed la jareyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharrooc

dharroocid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version