Site icon Qaamuus

ereyga

Dhawr

Qaabnaxa: m.l.t Isrogrogga:

Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.

Dhawr

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo 'xannaano'ama 'difaac'micneeya. Tus. “Dhididdh.”, “Hantidh.”

Dhawr

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wixii waxyeello leh oo dhan.

Dhawr

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Xumo ka ilaalin; xannaanayn. 2. Fiirin; u jeedid; eegid. 3. Sugid; korosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawr

yaaquud | maadi | naatariyam-koloraydh | raadiyoom | saalimow | saamiggal | taag-dhuleed | tacsi | urur | uurbays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version