Site icon Qaamuus

ereyga

Dhawriwaa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Samir yari aan wax lala sugi karin. 2. ld dhawriwaayid.

Dhawriwaa

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-waayay, -wayday; -waayi)

Wax sugi kari waayid (cid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhawriwaa

dhawriwaayid | koranwaa | koranwaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version