Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaxalgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgelid.

Dhaxalgal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Wax waxtar weyn leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaxalgal

dhaxalgelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version