Site icon Qaamuus

ereyga

dhaxamaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax dhaxani hayso ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaxamaysan

dardhaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).

deddatir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin. 2. Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.

dhaxamaysnaan [m.f.dh]
eeg dhaxamaysan. ld dhaxamaysnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version