Site icon Qaamuus

ereyga

Dhaxlidda astaamaha

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaxlidda astaamaha


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version