Site icon Qaamuus

ereyga

Dhay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Lega xoolaha oo la kala baray barkii. 2. Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn. 3. Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.

Dhay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.

Dhay

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.

Dhay

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-yay, -yday; -yi)

1. Nafley cadho qabto daweyn. 2. Boog iwm daawo marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhay

gaadaar | maandhay | ogsidhayn | xaliiban | awradhaye | baandhayn | baandhays | baarroho | badhaysi | barari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version