dhayali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld dheeli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhayali ↴
dhayal [m.l]
1. Cayaar; kaftan. 2. ld dhayalid. ld dheyal¹.
dhayalid [m.f.dh]
eeg dhayal². ld dhayalis².
dhayalin [m.dh]
ld dheelin.
dhayalis [m.l]
ld dheelin.
dhayalis [m.dh]
ld dhayalid.
dheeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).
dheelin [m.f.dh]
eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis¹, dheelis¹, dheelsiin.
dheyelid [m.dh]
ld dhayalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg