dhays
(m.dh)D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhays ↴
baandhays [m.l]
1. Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay. 2. ld baandhayn.
badhaysi [m.l]
Wax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.
dardhaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).
dardhaysnaan [m.f.dh]
eeg dardhaysan. ld dardhaysnaansho.
dardhaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dardhaysnaan.
dhaysi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Neef dhays yeelasho.
dhaysin [m.f.dh]
eeg dhaysi.
fiindhays [m.l]
ld fiindhayn.
gulukows [m.dh]
(kiim.) Sonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa il ay tamar badan ka helaan noolayaashu. Sonkorta xilliga neefsashada waxa ku dhaca ogsidhayn taas oo soo saarta kaarboon laba ogsaydh leh, biyo iyo tamar. Dhirtu waxay ku heshaa g.ta habka footoosintasiska, waxaanay u keydsantaa istaarj ahaan, xayawaankana waxay uga timaadaa dheefshiidka ku dhaca dhaysakaraydhyada iyo boolosakraydh-yada, waxaanay u keydsantaa staarj xayawaan ahaan.