dhaysi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Neef dhays yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaysi ↴
badhaysi [m.l]
Wax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.
dhaysin [m.f.dh]
eeg dhaysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg