Dhebi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (dhebi, m.dh)Geed leh laamo toostoosan, caleemo balballaaran laga goosto udbaha, dhigaha iwm oo ka baxa qararka dooxyada.
Dhebi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld dhibi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhebi ↴
qaandhebid | awrdhebid | boqondhebid | carrabdhebid | dhabaandhebid | dhaw | dhebid | dhebidhisad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg