Dheddigee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)1. (f.g) Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheddigee ↴
cayn | dhaddigee | dheddigeyn | dhiddigee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg