dheddigood
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Dumar. ld dhaddigood, dhiddigood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheddigood ↴
dhaddigood [m.l]
ld dheddigood.
dhiddigood [m.l]
ld dheddigood.
fooldiin [m.l]
Xanuun fooleed qabta dheddigoodka dhalaya marka ay soo sid dhoweeyaan. ld foolbeenaad.
foolhallow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-laabay,-lowday; -laabi)
Dheddigood foolanaya xanuun la lumid. ld fooltag².
marcurasho [m.dh]
Dhalidda marka ugu horreeysa ay wax dhalaan dheddigoodka.
mootan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax dhintay ahaansho. 2. Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg