dhedo
(m.dh)Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhedo ↴
dhedoobid [m.f.dh]
eeg dhedow.
dhedow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhedo yeelasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg