dheedheero
(m.dh)ld dheerdheero.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheedheero ↴
dheedheeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-raaday, -raatay)
ld dheerdheeroo.
dheedheerood [m.l]
ld dheerdheerood.
dheerdheero [m.dh]
1. Geed qoodxeed jeerinka u eg oo leh miro iyo xabag la cuno. 2. Xajiin jirku la barbararo. ld dheedheero, dheerdheere.
dheerdheeroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax dheerdheero hayso noqosho. ld dheedheeroo.
dheerdheerood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dheerdheeroo. ld dheedheerood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg