Dheef-burburin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Burburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, isugu beddelaan kuwo yar yar iyada oo la sii daynayo tamar. Neefsashada ayaa tusaale u ah falgallada taxana ah ee dh.b.ta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheef-burburin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg