Site icon Qaamuus

ereyga

Dheefsade

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l)

(baay.) Noole quuta kuwa ka yaryar, marka laga eego xagga silsiladda cuntada. Daaqcunayaashu waxay quutaan dhirta cagaaran oo waa dheefsade hore, hilibcunayaashuna waxay quutaan daaq cunayaasha, markaa waa dh. dambe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheefsade


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version