Dheefshiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld dheefshiidid.
Dheefshiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Burburinta uu noole burburinayo cunto soo gashay ee uu ka dhigayo kiimiko ahaan qaab fudud oo si sahlan loo nuugi karo jidhkuna uu isticmaali karo ayaa loo yaqaan dh.
Dheefshiid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax dejin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheefshiid ↴
ebinefiriin | baankariis | calool | calyoceshade | cunto-sumow | dhacaan-ganaceed | dheecaan-gaastarig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg