Dheel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.
Dheel
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, ml.)Cayaar. ld dhayl¹ (2).
Dheel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheel ↴
maadeyso | jaamee | jaandheer | maadso | yib | yool | yoolyool | barbarafow | batar | biito |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg